Aabbe gabadhiisu ka diiday inay daryeesho oo dacwad u gudbiyey Maxkamad

Aabbe u dhashay Shiinaha ayaa maxkamad la fuulaya inantiisa oo ka diiday inay daryeesho kaddib markii uu ku dhaawacmay shil gaari. Gabadhiisa oo dhigata jaamacaddana, waxay ku gacanseyrtay codsiga aabbaheed usoo jeediyay – iyada oo sheegtay inaysan hakad gelin karin wax-barashadeeda. Ninkan oo la yiraahdo Zhang wuxuu bilaabay inuu wicitaan iyo farriimaba u diro inantiisa … Continue reading Aabbe gabadhiisu ka diiday inay daryeesho oo dacwad u gudbiyey Maxkamad